Dabley weerartay saldhig ay leeyihiin Booliska Sacuudiga oo la laayey (Sawirro)

Waxaa la dilay afar nin oo weerar ku qaadday saldhig ay ciidamada amaanka boqortooyada sacuudigu ku leeyihiin Magaalo ku taalla dhinaca waqooyi ee caasimadda Riyadh sida ay ku warantay Warbaahinta Sacuudiga. Wargeyska maalinlaha ah ee ku hadla afka Carabiga ee kasoo baxa magaalada London, Asharq al-Awsat, ayaa ku warramay in bartilmaameedka weerarka uu ahaa saldhig ay … Continue reading Dabley weerartay saldhig ay leeyihiin Booliska Sacuudiga oo la laayey (Sawirro)